Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Magacyada Mas’uuliyiinta loo magacaabay Dekadda Muqdisho iyo Garoonka Muqdisho

Wsaiirka Maaliyadda  xukuumadda  Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle ayaa isbedel ku sameystay mas’uuliyiinta wasaaradda u qaabilsanaa Dekadda Muqdisho.

Isbedelka ayaa saameyn ku yeeshay 12 xil oo ka tirsan xafiiska furdooyinka Dekadda Muqdisho ee Wasaaradda Maaliyadda.

Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa ka muuqda in isku shaandheynta loo sameeyay si loo dardargeliyo ururinta dakhliga.

HOOS KA AKHRISO ISKU SHAANDHEYNTA IYO XILALKA LOO KALA MAGACAABAY 

1 Axmed Cabdullahi Samow Maamule

2 Maxamuud Axmed Xasan M/le ku xigeen 1­aad

3 Nadar Tabah Maalin M/le ku xigeen 2­aad

4 Maxamuud Maxamed Guure Madaxa Qeybta qiimeynta

5 Maxamed Cabdirisaaq Xuseen Madaxa qeybta manafeeska

6 Saciid Cabdullaahi Ducaale Madaxa qeybta Gadiidka Warsangeli

7 Salaad Maxamed Cabdi Madaxa qeybta Export

8 Axmed Maxamed Ibraahim Madaxa qeybta shaqaalaha iyo diiwaan gelinta

9 Xasan Dhicisow Madoobe Madaxa qeybta Khasnada

10 Muuse Rooble Faarax Madaxa qeybta Hubinta

11 Saalax Cumar Cabdullaahi Madaxa qeybta xisaabaadka

12 Cumar Maxamed Barre Madaxa Qeybta IT

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON