Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Magacyada Saraakiil ka tirsan kooxda Alsahbaab oo lagu dilay Gobolka SH/Hoose

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ka sameeyeen degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose ay ku dileen saraakiil ka tirsan AlShabaab.

Howlgalka ciidamada milteriga ayay sheegeen saraakiil ka tirsan Xoogga dalka waxaa lagu dilay saraakiil sare oo Shabaab ah oo magacyadooda lagu sheegay: Macalin Xuseen oo Al-shabaab u qaabilsanaa Amniyaadka iyo Farxaan Daahir xiirane oo Al-shabaab u qaabilsanaa dhinaca sirdoonka degaankaasi.

Wararka ayaa sheegaya in Farxaan Daahir Xiirane uu in muddo ka barbar dagaalamay Garabka Al-qaacida ee dalka Suuriya, sida saraakiisha milateriga dowladda Soomaaliya ay u sheegeen idaacadda ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON