Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Magacyada xildhibaanada Aqalka hoose ee lagu doortay Baydhaba & beelahooda

Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhaba maanta lagu doortay qaar ka mida xildhibaanada Aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaanada maanta la doortay oo beelo kala duwan ergadooda ay  u doorteen kuraasta ay ku leeyihiin aqalka hoose iyo beelaha ay kasoo jeedaan waxay kala yihiin:

  1. C/Casiis Xasan Lafta gareen  – Beesha  Xariin

2. Raabaco Sheekh Nuurow – Beesha Reer Dumaal

3. Cali Cabdi Samaan – Beesha Helidi

4. Yacquub Cali Maxamed – Beesha Waanjeel

5. Samran Ibrahim Cumar – Beesha Geelidle

6. Sandheere Maxamed Aftiin – Beesha Hubeer

7. Maxamed Axamed Garweyn – Beesha Xariin/Waraasile

Maalinta berito ayaa la filayaa in la doorto qeyb kale oo ka mida xildhibaanada Aqalka hoose, iyadoo Baydhaba lagu dooranayo 69 xildhibaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON