Waxaa weli ka socda magaalada Kismaayo doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana maanta la doortay koox kale.
Xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo ee Jubbaland kasoo galaya Aqalka hoose waxay kala yihiin:
- Haashim Nuur Aadan
- Maxamed Cali Cumar (Caana nuug)
- Maxamed Cali Xuseen
- Jibriil C/rashiid Xaaji
- C/llaahi Abuukar Xaaji
- C/qaadir Aaden Nuur
- Xasan Cabdi Ismaaciil.
Doorashada ka socota Jubbaland ayaan loo ogoleyn warbaahinta ay goobgooj ka ahaato, taasoo mid ka duwan maamulada kale ee doorashooyinku ka socdaan.
Ad
Goobjooge.com
Warar Xul ah