Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ka mid noqday tiradii ugu badneyd ee xildhibaanno haween ah taariikhda kadib markii qoonde gaareys 30% loo dhigay.
Haweenka ilaa iminka soo galay ayaa gaaraya 29 xildhibaan, waxayna dadka u ololeeya haweenka ku tilmaameen guul weyn inkastoo aanay u muuqan in la gaaray qoondadii haweenka.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA HAWEENKA XILDHIBAANADA NOQDAY
Goobjooge.com