Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada kuraastooda dib loo dooranayo ee Madashu laashay

4 Kursi oo ka mida kuraastii ay laaleen Guddiga xalinta Khilaafaaadka Doorashooyinka ayaa la go’aamiyay in dib loogu noqdo oo lagu tartamo.

 Go’aan ka soo baxay Madasha Qaran oo mar kale la sheegay inay Muqdisho ku shirtay ayaa cafisay 7 kursi oo hore loo laalay, waxaana 4-tan kursi ay noqdeen kuwa kaliya ee dib loo dooranayo, iyadoo lagu soo daray kursi ka mida kuwii muranku ka taagnaa ee magaalada Cadaado lagu soo doortay.
Hoos ka akhriso Magacyada Xildhibaanada dib loo dooranayo:
10DRD/ 0010 /PL Ugaar SaleebaanCabdi Maxamuud MaxamedGMXKH
55HW/ 0055 /GM MurusadeCabdiqaadir Gaafow MaxamuudGMXKH
94HW/0094/JL  (Galjecel)Cabdullahi Maxamed Aadan (Shaacir)GMXKH
156DM/ 0156 /SW Macalin wayneSheikh Shacir MohamedGMXKH
208HW/ 0208 /HSH, JidleMaxamed C/llaahi NuuxGMXKH

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON