Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Magacyada xildhibaanada maanta lagu doortay Jowhar iyo Beelaha ay ka soo jeedaan (SAWIRRO)

Waxaa magaalada Jowhar maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqday Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada maanta lagu doortay Jowhar oo ahaa afar xildhibaan waxay kala ahaayeen:

Kursiga Beesha Harti Abgaal/Agoonyar oo ahaa kan ugu adag waxaa ku guuleystay: C/llaahi Maxamed Nuur – Wasiiru dowlaha Maaliyada oo helay 28 cod.

Kursiga kale ee Beesha Harti Abgaal/Owbakar waxaa ku  guuleystay: Maxamed Abukar Islow (Ducaale) oo helay 48 cod.

Kursiga Beesha Udeejeen waxaa ku guuleytay: Cusmaan Maxamed Cabdi – Wasiir ku xigeenka caafimaadka oo helay 50 cod.

Kursiga Beesha Gaaljecel Barsane waxaa ku guuleystay:– C/sataar C/salaan Sheekh Xasan Barsane – xildhibaankii hore oo helay 29 Cod.

SAWIRRO

dsc02029

dsc02017

dsc02014

dsc01957

dsc01955

dsc01947

dsc01940
dsc01920

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON