Waxaa Magaalada Kismaayo maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ergooyin kala duwan ayaa doortay shan xildhibaan oo noqonaya kuwii ugu dambeeyay ee ka mid noqda Xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu dooranayo magaalada Kismaayo.
Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu doortay Kismaayo waxay kala yihiin:
1- Cbdifataax Maxamed Ali
2- Sahro Xaaji Xasan
3- Saqar Ibrahim Yuusuf
4- Maxamed Nuur Iftiin
5- C/qaadir Maxamed Cusman
Goobjooge.com