Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaalka oo bilaabay inuu bixiyo Shahaadooyinka xildhibaanada la doortay.
Shahaadada ayaa ah caddeyn in si sharci ah lagu doortay xildhibaanka oo aanay wax dacwad ah ka jirin, waxaana shahaadada Aqoonsi la siiyay qaar ka mida xildhibaanada lagu doortay Jowhar.
Ilaa iyo hadda xildhibaanada lagu doortay Magaalada Jowhar waxaa shahaado la siiyay 9 ka mida, waxayna kala yihiin:
HirShabeelle – Natiijooyinka La Ansaxiyay / Certified Results | ||
|
|
|
# | Kursiga | Magaca / Name |
1 | Moobleen | Aadan Cali Xassan |
2 | Baajimaal | Xiis Xasan Aadan |
3 | Yaxar | Khadiijo Maxamed Diiriye |
4 | Hiilibi | Cali Maxamed Cumar |
5 | Xawaadle / Yabardige | Samiira Xasan Cabdullahi |
6 | Shabeele | Cabdullaahi Colaad Rooble |
7 | Jijeele | Yusuf Xusseen Axmed |
8 | Gaaljecel (Barsane) | Cabdisataar Cabdisalaan Sh. Xasan Barsane |
9 | Ujeejeen Maxamed Gaab | Cusmaan Maxamed Cabdi
|