Saturday, June 28, 2025

AKHRISO: Magacyada xildhibaanada W/Bari Kenya ee safarka Qarsoodi ahaa ku tegay magaalada Muqdisho.

Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada xildhibaannada Kenya ee kasoo jeeda Gobolka W/Bari oo safar qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho.

Xildhibananadan oo qaaraya laga soo doorto degaanada W/Bari ayaa dowladda Kenya u heysataa inaysan la socon safarkooda oo ay qabanqaabisay hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, waxaana su’aalo laga weydiiyey safarkooda.

Magacyada xildhibaannadan ayaa kala ah:

1- Ahmed Kolosh (Waxaa laga soo doortaa Galbeedka Wajeer)

2- Ibrahim Abdi (Waxaa laga soo doortay degaanka Lafey)

3- Rashid Kassim (Waxaa laga soo doortaa Bariga Wajeer)

4- Mohamed Hire (Waxaa laga soo doortay Lagdera)

5- Omar Maalim (Waxaa laga soo doortay Bariga Mandhera)

6- Bashir Abdullahi (Waxaa laga soo doortay Waqooyiga Mandhera)

7- Adan Haji (Waxaa laga soo doortay Galbeedka Mandhera)

8- Kullow Macalim (Waxaa laga soo doortay Banisa).

9- Adan Ali Sheikh (Waxaa laga soo doortaa Koonfurta Mandhera)

10- Mohamed Dahir (Waxaa laga doortay Dhadhaab)

11- iyo Ahmed Bashane (Waxaa laga soo doortay Tarbaj).

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in xildhibaannada tegay magaalada Muqdisho ee magacyadoda sare ku qoran yihiin oo gaaraya 11 ay la kulmeen madaxda Dowladda Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON