Baarlamaaanka cusub ee ka kooban labada Aqal ayaa shalay magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka.
Guddigan oo la sheegay in lagu saleeyay awood qeybsiga ku dhisan 4.5 ayaa haddana waxaa loo qeybiyay qaab maamul goboleed iyadoo loo eegayo magaalooyinka lagu soo doortay.
Hoos ka akhri xubnaha Guddiga iyo maamulada laga soo doortay:
Goobjooge.com