Wednesday, June 3, 2020
More

    AKHRISO: Musharixiintii ugu horeeyay ee isu taagay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya [Sawirro]

    Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

    Musharixiinta oo u badan kuwii waday mooshinka Guddoomiye Jawaari ayaa mid waliba la sheegay inuu taageero ka heysto xukuumadda iyo madaxtooyada, waxaana tirada musharixiinta is shaaciyey ay saacado gudahoo ku gaareen 5 musharax.

    Ad

    MUSHARIXIINTA XILKA GUDDOOMIYAHA BAARLAMANKA WAXAA KA MIDA:

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    143,336FansLike
    1,607FollowersFollow
    5,303FollowersFollow
    143,336FansLike
    1,607FollowersFollow
    5,303FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN