Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Natiijada Codeyntii Wareegga Koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka ahna sii hayaha  Afhayeenka Baarlamaanka Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa sheegay ku dhawaaqay natiijada wareegii koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Natiijada wareega kowaad waxay noqotay:

1 -Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan 83  cod

2- Ibraahim Isaaq Yarow  69 Cod

3- C/casiis Xasan Maxamed 54 cod

4- Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

5- Cali Sheekh Mohamed Nur 16 cod

6- Saalim Caliyow Ibrow oo helay 7 Cod

7- Maxamud Macalin Yaxye  7 Cod

8- Shariif Sheekhunaa Maye oo helay 5 cod

9- Idiris Cabdi Dhaqtar oo helay 3 cod

10- Iimaan C/laahi oo helay 3 cod

Waxaa fadhiga Baarlamaanka ku sugnaa 266 xildhibaan oo ka qeyb galaya doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.

DEGDEG: Musharaxa Xukuumadda oo halis ku jira, balse ugu horeeya Codadka & Wareeg Labaad oo la isla aadayo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON