Monday, July 7, 2025

Akhriso Natiijada Kursiga ugu adag Aqalka Sare ee Somaliland (Prof. Cabdi Ismaaciil oo ku horeeya..)

Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboodaywareegii koowaad Doorashada Kursiga Saddexaad ee Senatooda kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Baarlamaanka Federaalka.

Kursigan loolan adag dhex maray musharixiinta waxaa ku tartamay saddexda mushsarax oo kala ah: Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali, waxayna natiijadii wareegga koowaad noqotay:

1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari: 19 cod

2. Prof. Cabdi Ismaacil Samatar: 23 Cod

3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali: 3 Cod

Waxa hallaabay: Hal cod.

Waxaa sidaas loogu gudbay wareegga xiga oo ay ku tartamayaan labada aqoonyahan ee kala ah: Prof. Maxamed Maxamuud Allabari iyo Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, waxaana lagu kala baxayaa cod haldheeri ah.

Kursigan ayaa noqonaya kii ugu adkaa ee kuraasta Aqalka Sare, degaanada Somaliland oo wareeg labaad la isla gaaro.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON