Golaha Wakiilada Somaliland ansixiyey heshiiska dekadda Berbera ee ay kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo Itoobiya.
Kulanka oo uu guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Baashe Maxamed Faarax ayaa Golaha wakiillada Somaliland ku ayiday maalgeshiga kheyraadka dabiiciga ah iyo kaabayaasha dhaqaalaha, waxaana lagu si aan loo kala harin.