Friday, August 1, 2025

Akhriso: Qodobada kasoo baxay shirkii Madasha Wadatashiga ee Qaabka Doorashada 2016

Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa maanta lasoo geba gebeeyey waxaana kasoo baxay dhowr qoodb oo lagu heshiiyey.

Qodobada lagu heshiiyey ayaa waxaa ka mid ah.

1 – Inaan wax muddo kordhin ah loo sameyn hay’adaha dowladda Soomaaliya ee iminka jira.

2 – In la dhiso laba aqal oo sharci dejin, oo kala ah aqalka sare iyo aqalka hoose.

3 – In habka awood qeysbiga lagu salleeyo deegaan iyo qabiil isku dhaf ah.

4 – In doorashada xubnaha labada gole ay ka dhacaan caasimadaha maamul goboleedyada dalka.

5 – In tiro kuraas ah oo cayimin haweenka laga siiyo labada gole ee la dhisi doono.

War-murtiyeedka oo dhameystiran goor dhow

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON