Sunday, July 13, 2025

AKHRISO QORAAL: Ururka Qareennada oo soo Bandhigay 9 Qodob oo ay ku diideen U doodista C/raxman C/shakuur

Ururka Qareenada Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey sababihii ay uga joogsadeen inay u doodaan eedeysane C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo ku adkeystay mowqifkooda.

Qareenada ururka oo shir ka yeeshay go’aan shaqo joojin iyo ganaax ah oo ay ku xukuntay Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayay soo bandhigeen 9 qodob oo keentay inay ka joogsadaan u doodista C/raxmaan C/shakuur oo 8 Qareen oo ka mida ay u magacawday Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir.

Afhayeenka Ururka Qareenada Soomaaliyeed Abukaate Cali Xalane oo Warbaahinta u Akhrinayay Warsaxaafadeedka oo ay ku xusan yihiin wixii dhex maray qareenada iyo maxkamadda Rafcaanka.

AKHRSO.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON