Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa khudbad dheer ka jeediyay fadhigii Baarlamaanka ee maanta.
Khubadda ayaa ka hadleysay: Is-casilaadiisa, Waxqabadkii Baarlamaanka, sababaha keenay inuu xilka ka dego iyo mustaqbalka Baarlamaanka ayaa kula dardaarmay xildhibaannada inay difaacaan madax bannaanida Baarlamaanka, kana hortagaan in dalku galo awood keli-talis la mida.
HOOS KA AKHRISO KHUBADII QARNIGA EE GUDDOOMIYE JAWAARI