Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Shax muujineysa sida loo qeybsaday xubnaha Madasha Wada-tashiga Qaranka

Kadib dhismaha Golaha cusub ee ay ku midoobeen maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee  “MADASHA WADATASHIGA QARAN” ayaa  waxaa soo baxaya in Madashan ay la wareegtay awoodii dalka oo dhan oo iyadu bedeli doonto Baarlamaanka Federaalka, xukuumadda iyo Madaxtooyada, haddana waxan halkan ku soo bandhigeynaa qaabka Madashaasi u sameysan tahay, sida loo qeybsaday iyo dadka ka dhex muuqda, si akhristayaasha aanu ugu dhoweyno muuqaalka dhabta ah ee Madashani oo looga fadhiyo inay dalka ka bixiso xilliga kala-guurka.

shirmuqdisho

Shaxda_Madasha

Shirkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ku dhamaaday 20-kii bishan waxaa ka muuqatay in xubnaha kasocday bulshada rayidka ay ahaayeen kuwo ay soo xusheen maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON