Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, iyadoo xilkaasi loo dhiibay danjirihii Soomaaliya u fadhiyey dalka Mareykanka.
Wasiirka cusub Axmed Ciise Cawad waxa uu dhashay sannadkii 1955-tii heerarkiisa waxbarasho ayaa kala ahaa, waxbarashada koowaad ee Jaamacadda waxa uu ku qaatay Concordia University Montreal, waxbarashada Master-ka ayuu ku diyaariyey Institute of peace and Security ee dalka Ethiopia.
Mar Cawad ayaa diyaariyey Shahaadada PHD Candidate Sudan, gaar ahaan Jaamacadda Sudan University Of Science and Technology.
Waxa uu soo noqdey Sargaal ka tirsan Qaramada Midoobey sannadihii 2005-tii ilaa 2015-kii dhammaadkeeda, sidoo kale waxa uu ka soo shaqeeyey Dalka Suudaan, isagoo ka mid ahaa saraakiishii loo diray gobolka Darfur.
Sannadkii 2016-kii wixii ka dambeeyey waxa uu ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Mareykanka.
4-ta Jannaayo ayaa loo magcaabay wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad kaddib wareegto ka soo baxdey xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Danjire Axmed Cawad wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya waxa uu dhaxda Sahra Ashraf, waxayna isu dhaleen gabar.
Awad was born in Garowe, Somalia, in the northern part of that country. He left Somalia in 1991 when the civil war began in there, settling in Canada where he became a citizen.
Awad returned to Africa to study, earning a Master’s in managing peace and security in Africa from the Addis Ababa Institute for Peace and Security Studies. He subsequently became chief of staff to Somalia’s prime minister, primarily Hassan Abshir Farah, from 2001 to 2004. There, he participated in the ultimately failed Somali peace talks held in 2003-04 in Kenya.
Awad then went to Sudan to work for the United Nations on peacekeeping missions for nearly 10 years, serving in Abyei, Kaduqli and Darfur.
In 2015, Awad was Somali ambassador to the United States. Somalia’s previous embassy was abandoned in 1991 and the State Department sold the property, holding the funds in escrow for the Somali government. Those funds are now being used to rent office space in the capital.
Awad is married to Sarah Ashraf and has a daughter.