War-saxaafadeed laga soo saaray shir madaxeedkii aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya., waxaana ka mida qodob ku saabsan Doorashada 2020/2021.
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay muhiimada ay leedahay fulinta heshiiska doorashada, waxaana loogu baaqay dowladda federalka, dowlad Goboleedyada iyo saamileyda inay xal u helaan khilaafka ka taagan maamulka Doorashada iyadoo loo marayo wadar-ogol iyo is-qancin, lana dhowrmyo geedi socodkii shirarkii Dhuusamareeb iyo Heshiiskii Doorashada ee 17 September 2020.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA