Gabagabadii shirkii caalamiga ahaa ee “Somalia Partnership Forum” oo magaalada Muqdisho ka dhacay ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 48 qodob.
War-murtiyeedka oo af-ingiriis ku qoran ayaa ka hadlaya qorshaha amniga, dib eegista dastuurka, dhismaha ciidamada qaran iyo in ammaanka ay la wareegaan ciidamada Soomaliya.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA OO DHAMMEYSTIRAN
[pdf-embedder url=”https://goobjooge.net/wp-content/uploads/2017/12/somalia_partnership_forum_communique_5_december_2017.pdf”]