Wednesday, July 16, 2025

Akhriso Wareegto Wasiir Odowaa ku magacaabay Guddiga Farsamada Hiiraan & Sh/Dhexe

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta labada gobol ee Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.

Wareegtada Wasiir Odowaa waxaa lagu magacaabay 14 xubnood oo noqonaya guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobol, waxaana lagu cadeeyay in awood qeybsiga aanay ku saleynaan doonin guddigan.

WAREEGTADA HOOS KA AKHRISO

war01War02

War02

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON