Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka la baxay Somaliland ayaa dacwado waaweyn oo la yaab leh kusoo oogay weriye C/maalik Muuse Coldoon oo ku xiran Xabsiga Hargeysa.
Denbiyada lagu soo oogay weriye Coldoon ayaa kala ah inuu denbi ka galay Qarannimada Somaliland iyo aflagaado uu u geystay madaxda Somaliland.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA