Friday, July 11, 2025

AKHRISO: Xildhibaanada Aqalka hoose ee maanta lagu doortay Baydhaba & Beelaha ay ka soo jeedaan

Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonay Baarlamaanka cusub.

Lix xildhibaan oo cusub ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, iyadoo xubnaha la doortay ay ka mid yihiin xildhibaano hore oo dib u soo laabtay.

Xildhibaanada lagu doortay Baydhaba iyo beelaha ay kasoo jeedaan waxay kala yihin:

  1. Prof. Maxamed Cumar Dalxa – /Hintire/Beelaha shanaad
  2. Aamina Sheekh Cismaan –  /Dir/ Biimaal/Reer Daadow
  3. Nadiifo Aadan Isaaq – / Digil/Shanta Caleemood/ Barbaare
  4. Safiyo Xasan Nuur -/Digil/Jiido
  5. Xuseen Cismaan Xuseen – /Digil/Galadi/Yabdhaalle
  6. Amina Xasan Cali – / Digil/ Galadi/Tolweyn

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON