Xildhibaanada Aqalka hoose ee lagu doortay magaalada Cadaado ayaa ah kuwa ugu badan ee muranka iyo dacwadaha ka taagan yihiin.
Guddiga Doorashada Dadban ayaa bilaabay inuu shahaadooyin caddeyn ah siiyo xildhibaanada, waxaana ilaa iyo hadda xildhibaanada la siiyay aqoonsiga ee Guddiga shaaciyay ay kala yihiin:
HOOS KA AKHRI
Galmudug – Natiijooyinka La Ansaxiyay / Certified Results | ||
|
|
|
# | Kursiga | Magaca / Name |
1 | Hawiye / Duduble / Maxamed Camal | Bootaan Ciise Caalin |
2 | Hawiye / Duduble / Awradeen | Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey) |
3 | Cayr / Koonfureed | Saciid Nuur Qeyliye |
4 | Murusade / Cabdale / Sabti | Maryan Cariif Qaasim |
5 | Sacad / Waqujire | Ubax Tahiil Warsame |
6 | Saruur / Cali Wehliye iyo Rooble Maxamuud | Warsame Maxamed Xasan |
7 | Saruur / Wacdaan | Maryam Xaaji Cabdi Geedi |