Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Xildhibaanada lagu doortay Magaalada Cadaado & Beelaha ay kasoo jeedaan

Doorashadii maanta ka dhacday doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa wejiga saddexaad.

Magacyada Xildhibaanadii maanta la doortay oo qaarkood aan lagu tartamin kadib markii musharaxiin gaara ay soo musharax qorteen ergada iyo cidda la loolameysa, waxay kala yihiin:

ergo-gacantaagKursiga Beesha Abgaal/Waceysle/Cali Gaaf.
Waxaa ku guuleystay: Saadaq C/kariin Xaajii Ibraahim (Doorasho adag oo lagu tartamay)

Kursiga Beesha Abgaal/Waceysle/Marooyin

Waxaa ku guuleystay: Cabdullaahi Cali Axmed (Doorasho awood la isku maquuniyay)

Kursiga Beesha Murusade/Habar ceyno (1)
Waxaa ku guuleystay: Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow (Laguma tartamin tanaasul iyo gacantaag)

Kursiga Beesha Murusade/Habar Adile: 
Waxaa ku guuleystay: Xuseen Qaasim Yuusuf (Tanaasul iyo gacantaag)

Kursiga  Beesha Murusade/Sabti/Abakar
Waxaa ku guuleystay: Xasan Macalin Maxamuud (Tanaasul iyo gacantaag)

Kursiga Beesha Duduble/ Maxamed Camal
Waxaa ku guuleystay: Bootaan Ciise Caalin

Kursiga Beesha Duduble/Awradeen
Waxaa ku guuleystay: Maxamed Cabdulle Faarax Geesey

Kursiga Beesha Saruur/Cumar ibraahim
Waxaa ku guuleystay: Xersi Aadan Rooble

Waxaa dib loo dhigay kursi lagu wadya in maanta la doorto kadib muran ka taagan ergada kursigaasi.

Goobjooge.com

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON