Qeybta warfaafinta u qaabilsan Alshabaab ee Al-Kataa’ib ayaa soo saartay filim nooc cusub (Infographic) kaasoo ka hadlaya qasaaraha dowladda Kenya kasoo gaaray Duulaanka ay ku soo qaaday Soomaaliya.
Filimkanka hadlaya qasaaraha Military, midka dhaqaale iyo midka nafeed ee Kenya ay kala kulantay Soomaaliya, wuxuuna u qaabeysan yahay qaab warbixin iyo olole dacaayadeed ah.
Wuxuu socon ayaa filimka 35 daqiiqo isagoo ku baxaya luuqadaha English iyo Somali, waxaana cinwaan looga dhigay “Duullaanka Kenya – Ka hor iyo Ka dib Hawlgalka Badbaadi Dalka”
HOOS KA DAAWO