Monday, June 23, 2025

Alshabaab iyo Maleeshiyada macawisleyda oo dagaal ku dhex maray Gobolka Sh/Dhexe

Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab iyo kooxda la baxday Macaawisleyda ee maleeshiyada degaanka ay ku dagaalameen degaanka Masaajid Cali Gaduud.

Dagaalka oo muddo saacado ah socday ayaa la sheegay inuu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo kala gaaray. wuxuuna sheegay taliye k tirsan Maleeshiyada Macawisleyda inay dileen ilaa shan dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab, isla markaana weerarka oo gaadmo ahaa ay iyaga ku qaadeen Alshabaab.

Dadka degaanka ayaa sheegay in dagaalka shalay dhex maray labada dhinac uu aha mid culus, wuxuunaka mid ahaa iska hor imaadyada dhex mara labada dhinac ee Gobolka Sh/Dhexe.

Ad

Alshabaab ayaan wax war ah kasoo saarin dagaalkaasi, waxayna hore u dishay labadii hoggaamiye ee kooxdan Macawisleyda la baxday, markii ay warbaahinta la hadleen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON