Tuesday, July 15, 2025

VIDEO: Alshabaab oo baahisay Video weerar ay ku qaaday Gudaha dalka Kenya

Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa soo saartay Video soconaya muddo 17 daqiiqo weerar kooxdaasi ku qaaday kolonyo ciidamo Kenyaati ah oo marayay  Lamu, Kenya.

Waxaa ka muuqda filimka maleeshiyada oo gudaha u galaya deegaan lagu magacaabo Mangai oo ka mid ah deegaanada gobolka Lamu.

Waxay mid ka mid ah Masaajidka ku yaalla deegaanka Lamu, Intaas ka dib, Video-ga wuxuu soo bandhigayaa ciidamada oo ku sii socda dagaal lagu qaadayo kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ka kooban ilaa dhowr gaari.

DHINACA SARE KA DAAWO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON