Friday, July 11, 2025

Alshabaab oo Caawa Weerar ku qaaday Xero Ciidamada Kenya ku leeyihiin Duleedka Baardheere

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya leeyihiin.

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Baadheere, iyadoo caawa fiidkii aymaleeshiyada Al-Shabaab dhowr jihoka weerareen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka magaalada Baardheere.

Dadka degaanka ayaa ku soo warramay rasaas xoog leh oo labada dhinac is-weydaarsadeen iyo iska hor imaad muddo socday oo labada dhinac dhex maray, iyadoo aan faahfaahin dheeraad ah laga helin.

Rasaas culus ayaa la sheegay inay labada ciidan is weydaarsadeen, ma jiro wax war ah oo kasoo baxay labada dhinac. Ciidamada Kenya aya sheegtay inay dib u waabiyeen weerar ay Alshabaab ku soo qaadeen.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON