Saturday, April 20, 2024

DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo shaacisay Muuqaaladii weerarkii Saldhigga Af-urur ee Puntland

Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii Jube 2017.

Muuqaalada ay baahisay qeybta Alshabaab u qaabilsan warfaafinta waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.

Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON