Tuesday, September 2, 2025

Alshabaab oo Caleemo saartay Suldaanka Beesha Mudullood ee Jubbooyinka (Sawirro)

Alshabaab ayaa degmada Jilib ku caleemo saartay Suldaan C/fataax Xasan Maxamed oo l sheegay inuu yahay Suldaanka beesha Mudulood ee Jubbooyinka.

Xaflad si cajiib ah loo agaasimay ayaa lagu caleemo saaray suldaanka cusub, waxaana ka qeyb galay xubno ka tirsan Alshabaab,  Salaadiin,Wwaxgarad iyo odayaal isaga yimid degaano kala duwan, waxayna beesha Mudulooddegtaa Mudug, Galgaduud, Shabeelaha dhexe, Shabeelaha Hoose, Banaadir, Gedo iyo Jubbooyinka.

Suldaanka cusub ayaa la guddoonsiiyey Gaari iyo Qori AK 47 ah, iyadoo xafladda lagu duubay ay ka hadleen waxgarad iyo odayaal kala duwan, kadibna waxaa la guddoonsiiyey haddiyado kal duwan oo loofu talogalay.

Alshabaab ayaa gobollada dalka ku caleemo saaray odayaal dhaqameed fara badan oo iyada taabacsan, waxayna arrintan kusoo beegmeysaa xilli ay soo dhowaatay doorashada Soomaaliya ee 2020/2021.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON