Kooxda Alshabaab oo looga bartay dagaal, qaraxyi iyo is-miidaamin ayaa markii ugu horeysay munaaasbadii Ciidul Adxaa ee sanadkan soo bandhigay ciyaaro fantasyo ah.
Munaasabado ka kala dhacay Galgaduud, Jubooyinka iyo meelo kale ayay baahisay Xarakada ciyaaro isugu jira: Xarig jiid, dab cunis, Xarig ka bood, lebis xayawaan iyo qeybo kale oo fara badan oo dadweynaha lagu maaweeliyay.
Fantasyaha sawirrada hoose wuxuu ka dhacay degmada Jilib iyadoo fagaaraha loogu magaca daray Macalin Aadan Xaashiay maleeshiyada kusoo bandhigay arrimahan aan looga baran.
Hooos ka Daawo Sawirrada