Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo dad shacab ah ku leysay Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo tuulada Buur-dhuubaale ee Degaanka Qaa’ib, kana tirsan  Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay weerar ku qaaden ku nadileen dad xoolo dhaqato ah.

Dadka Al-shabaab dishay ayaa gaaraya Lix ruux oo xoolo-dhaqato ahaa, waxayna sidoo kale la sheegay in dad kale la waayey meel ay jaan iyo cirdib dhigeen  lagana cabsi qabto in Alshabaab ay nolol ku wadatay.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Al-shabaab ay laayeen dadweyne shacab ah oo ahaa xoolo-dhaqato, wuxuuna xusay in xaalada degaankaasi ay tahay mid hadda degan.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON