Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo dhexdooda ku dagaalamay, Dabna qabadsiiyay Tuulo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

Kooxda Alshabaab ayaa Dab qabadsiisay Tuulo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose kadib markii ayu ku dagaalameen laba ciidan oo kooxda ka wada tirsan.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Alshabaab ay gubeen Tuulada Busle, degaanka Jannaale ee Shabeelada Hoose, arrintan oo timid markii khilaaf isu bedelay maleeshiyo ka wada tirsan Alshabaab dagaal ku dhex maray.

Tuulada ayaa gebi ahaan bas beeshay waxaana dadkii deganaa loo diiday inay dabka damiyaan ama ay hantidooda kala baxaan.

Tuulooyin badan ayay hore Alshabaab ugu gubeen gobolka Shabeelada Hoose, kuwaasoo ka danbeeyay dagaal dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON