Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo dib ula wareegtay degaanka Buq-Aqable ee Gobolka Hiiraan

Kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegtay maanta degaanka Buq-aqbale ee Gobolka Hiiraan oo hore ay u qabsadeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa.

Buq-Aqable ayaa hore u ahayd xarunt weyn oo Alshabaab ku leedahay Gobolka Hiiraan waxayna dib u qabsashadeeda dib u dhac kale ku tagay howgalkii ka socday gobolka Hiiraan.

Maxamed Cumar Cabdulle oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay banneeyeen shalay kana baxaan degaanka Buq Aqable.

Ad

Ciidamada AMISOM ayaa dib uga gurtay degaano badan oo ay hore ugala wareegeen maleeshiyada Alshabaab taasoo keentay su’aalo la iska weydiiyo qaabka howlgalka ciidamadan iyo ujeedkooda qarsoon.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON