Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe maanta ku soo gabagabeysay damaashaadkii Ciidul Adxaa ee sanadkan, iyadoo ku soo bandhigtay ciyaarsiis aan hore loo arag.
Fantasyaha ayaa waxaa ka qeybgalay duurjoog uu ka mid yahay Daanyeerka oo dhar loo xiray, waxaana lagu dhex arkay dad si la yaab leh u lebisan oo dadka qaarkii ay ku sheegeen indha-sarcaadiyeyaal, waxaa kaloo dhoolatuska ka qeyb gelayay ciidamo ka tirsan AlShabaabul bandhigyo kal duwan halkaas ka sameeyay.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA



























