Tuesday, July 8, 2025

Alshabaab oo la wareegtay Qoryooley iyo degaano kale oo ka mida Sh/Hoose

Kooxda Alshabaab ayaa si buuxda galabta gelinkii danbe ula wareegtay degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose sida ay sheegeen wararka laga helay dadka degaanka kadib markii ay saaka isaga baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM.

Qoryooley

Boqolaal kamid ah maleeshiyada  Al-shabaab oo si aad ah u hubeysan  ayaa xu xoomay  Magaalada Qoryooleey oo markaas faaruq ahayd ayna ku hareen oo kaliya dad fara ku tiris ah, wxaana isku fidiyeen dhammaan gudaha iyo hareeraha magaalada oo tan iyo Maarso 2014 gacanta ugu jirtay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka, markaas oo ay kala wareegeen Alshabaab.

Waxay kaloo Alshabaab la wareegeeb degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha Hoose, waana jabkii ugu weynaa ee soo gaara ciidamada dowladda Federaalka iyo AMISOM oo dib u gurasho bilaabay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON