Tuesday, June 24, 2025

Alshabaab oo markii labaad duleedka Degmada Afgooye ku gubay Gaadiid xamuul oo Dhuxul siday..

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay markii labaad xalay gubeen gadiid ay leeyihiin dad shacab ah oo dhuxul u soo siday degmada Afgooye.

Gaadiidkan oo gaaraya 3 ayaa ka kobnaa laba gaari oo nooca N.3 ah iyo Bas yar (Homey)  oo  siday dhuxul, waxaana falkan uu ka dhacay duleedka degmada  Afgooye degaanka lagu magacaabo ‘Doonka’  oo u dhow degmada Afgooye, halkaasoo dhowaan Alshbaab ay sidoo kale ku gubeen 7 Gaari oo kuwa xamuulka ah.

Gaadiidkan ayaa la sheegay inay ka imaadeen degaano ka tirsan Gobolka Sh/hoose, waxaan weerar ku soo qaaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo muddooyinkii danbe dagaal kula jiray Dhuxusha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON