Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo Odayaal iyo ganacsato ku xirxiray Degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan

Wararka laga helayo Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan oo ay shalay qabsadeen kooxda Alshabaab ayaa sheegaya in maleeshiyada  Alshabab ay xirxireen dad badan oo ka mida dadkii magaalada.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in Al-shabaab  ay qabtay in ka badan 50 ruux oo dadka degaanka Ceelcali kasoo jeeda, waxaana dadkaasi ka mida odayaal iyo ganacsato.

AlshababAlshabaab  ayaa shalay la wareegtay degaanka Ceel Cali oo ah kan ugu baaxadda weyn ee gobolka Hiiraan ayna degan yihiin dad ka badan 60,000 oo qof, waana magaaladii labaad oo ay banneeyaan ciidamada Itoobiya kadib Moqokori.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON