Monday, January 30, 2023

Alshabaab oo Qarax is-miidaamin ah ku dishay Taliyihii CID ee magaalada Beledweyne

Taliyihii C.I.D-da ee magaalada Beledweyne Jamaal Axmed Jaamac ayaa lagu dilay Qarax Is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan.

Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari nooca NOAH ah ayaa lagu weeraray xero ay ciidamadda dowladda iyo kuwa Degaanka ay ku lahaayeen magaalada Halgan, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac leh.

Qaraxa ayaa waxaa lagu fuliyey Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo lagu qaaday Ciidamada, waxaana la xaqiijiyay in dadka dhintay uu ka mid ahaa Taliyihii CID -da Saldhigga Booliska Beledweyne Jamaal Axmed Jaamac.

Ad

Sidoo kale waxaa qaraxa ku dhaawacmay Dad Shacab ah oo waxyeelo qaraa kasoo gaaray qaraxa, ciidamada ayaa in Gaariga qaraxa ka hor inta uusan qarxin ay Ciidamada ay rasaaseeyeen sidaasna uu ku qarxay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!