Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo Qarax ku dishay Taliyihii NISA ee magaalada Dhuusamareeb iyo Askar la socotay..

Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degaanka Ceel dheere ee duleedka magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.

Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Talyihii Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdooka NISA ee magaalada Dhuusamareeb C/rashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon (Qooje), waxaana qaraxa ku dhintay taliyaha iyo saddex askari oo la socotay, kana mid ahaa ilaalada Taliyaha.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa Miinada oo ahaa mid xoog leh uu burburiyey Gaarigii uu saarnaa Taliyaha NISA oo ka mid ahaa saraakiisha dhalinyarrada ah ee dagaalka kula jiray Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON