Tuesday, July 15, 2025

Alshabaab oo Sarkaal Kenyan ah iyo Dad la socday ka afduubtay gudaha Kenya

Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan ah oo baabuur saarnaa.

Warbaahinta Kenya ayaa tabinaysa in dadka baabuurkaasi lagu afdubtay ay ku jiraan saraakiil sare sare oo dowladda Kenya ka tirsan.

Weerarkan ayaa imanaya ayada oo ciidamada Kenya ay Lamu iyo deegaanada ku dhow ka wadaan howlgal la sheegay in halkaas looga sifeynayo maleeshiyada Al-Shabaab.

Alshabaab ayaa si weyn u kordhiyay weerarrada ay ka geystaan gudaha Kenya, iyagoo adeegsada qaraxyo iyo weerarro kedis ah, waxaana hadda ku soo kordhay afduub xilli ay Kenya ku jirto olole doorasho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON