Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo shaaciyay Magaca & Beesha ninkii isku miidaamiyay Xeradii Ceelcade

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay sawirada muuqaal iyo maqal ah oo ku saabsan ninkii  isku miidaamiyay xerada ciidamada Kenya ku lahaayeen Ceelcade, ee gobolka Gedo  oo bartamihii Janaayo  2016 ay cagta mariyeen maleeshiyada kooxdaasi.

Wiilkan ayaa ku dhex jiray muuqaalkii Video-ga ay Alshabaab baahiyeen waxaana ka la sheegay in lagu magacaabo Cabdulqaadir Axmed Cali (Farxaan) oo ka soo jeeda Beesha Saleebaan ee H/Gidir.

Ninkan ayaa hore ku dhaawacay dagaal hore oo Alshabaab uu la galay isagoo ku waayay lugtiisa bidix, waxaana ugu jiray lug macmal ah marka uu is-miidaaminta fulinayo, waxaana uu sheegay inuu arrintaasi u sameynayo Alle dartii isagoo dhalinta kale kula dardaarmay inay amiirkooda adeecaan.

Daawo filimka Alshabaab (GUJI HALKAN)

Daawo sawiradda is-miidaamiye Farxaan

Faraxaan01

Faraxaan02

Faraxaan03

Farxaano5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON