Friday, July 18, 2025

Alshabaab oo soo bandhigay Diyaarad Drone ah oo ay ku qabsadeen Jubbooyinka [Sawirro]

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca keligeed is wada ah oo ay ku dhacday degaanada ay ka taliso ee Jubbooyinka.

Warbaahinta Al-shabaab ayaa baahisay diyaarad Drone ah oo ku dhacday Deegaanka Qudus oo  45 KM dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

Ururka  Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen diyaarad Drone  ah tasoo kusoo dhacday deegaanka  Qudus oo ka tirsan gobolka gobolka Jubadda Hoose.

Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in ay  diyaarada ay ka furteen Kaamirooyin Casri ah oo ku xirnaa diyaardaasi.

DAAWO SAWIRRO

drone1

Drone4
Somalia ‘lacks capacity’ to block Shabaab funds, US says

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON