Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo soo rogaal celiyay & dagaallo culus oo ka socda Buulogaduud iyo Yoontooy

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Jubbooyinka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal rogaal celis ah ku qaadeen Buulogaduud iyo Yoontooy oo dagaal qaraar iyo duqeyn ay saaka ku qaadeen ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa maamulka Jubba.

Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay jiireen difaacii hore ee Alshabaab kadib duqeyn culus oo lagu asqeeyay labada degaan ee Buulogaduud oo 30KM u jirta Kismaayo iyo Yoontooy oo 18 KM.

Dagaallo culus ayaa socda labada aagg ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaana ciidamada Itoobiya wehliya ciidamada maamulka Jubba, waana markii ugu horeysay ee ciidamada Itoobiya ee Jubba dhowaan tegay ay dagaal toos ah ku qaadaan Alshabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON