Sunday, June 22, 2025

Alshabaab oo toogasho ku fulisay xubno lagu eedeeyay inay Basaasiin u ahaayeen AFRICOM (Akhriso)

Alshabaab ayaa toogasho ku fulisay xubno ay ku eedeysay inay jawaasiis ahaayeen oo ay la shaqeeyeen taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika (AFRICOM).

Toogashada ayaa ka dhacday degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgadud, waxaana Maxkamadda Alshabaab ay 3 nin kusoo eedeysan inay wadeen shirqoolka dhan ah dagaalamayaasha Alshabaab, iyagoo fududeeyay duqeymo diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, sida uu yiri Garsooraha maxkamadda Alshabaab.

Ragga dilka lagu fuliyey ayaa kala ah:

Ad

1- Axmed Nuuroow Maxamed Xeroow oo (23 sano jir a), laguna eedeeyay inuu indho u ahaa diyaaradaha Drone-ka Mareykanka, lagana shaqaalaysiiyay maamulka Koonfur galbeed.

2- Bashiir Maxamuud Dhagool oo (22 sano jir ah), laguna soo eedeeyya inuu mas’uul ka ahaa duqeymo ay fuliyeen diyaardaha Mareykanka.

3- iyo Bishaar Axmed Cabdulle Hoolow (50 sano jir) oo lagu eedeeay inuu basaas u ahaa Mareykanka, lagana shaqaaleysiiyay maamulka Hirshabelle.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON