Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo Ugaas hubeysan u caleemo saartay Beesha Garre [Sh. Fu’ad Khalaf oo lagu arkay-SAWIRRO]

Xaflad aan hore loo arag oo kooxda Alshabaab ay soo qabanqaabisay ayaa ka dhacday degaanka Tooratoorow  iyadoo lagu caleemo saaray Ugaaska cusub ee Beesha Garre.

Ugaaskan ayaa oo ahaa mid hubeysan isla markaana la sheegay inuu taabacsan yahay Alshabaab ayaa lagu magacaabaa Cabdullaahi Xaaji Axmed Maxamed Cabdulle (Bulaaylle).

 Xafladda waxaa hadallo ka jeediyay Sheekh Muxamed Abuu Usaama oo ah Guddoomiaha Alshabaab ee sh/hoose iyo Sheekh Fu’aad Max’med Khalaf oo kamida hogaamiyeyaasha kooxda, wuxuuna Sheekha sheegay in Beesha Garre ay garab istaagtay jihaadka ayna tahay beel madaxa u saaran oo ay taageerayaan.
SAWIRRO
garre1garre2garre3
fuaad-garre
Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON