Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo War kasoo saartay Suldaankii H/Gidir ee Mareykanku Duqeynta ku dilay (Sawirro)

Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee lagu dilay nin lagu sheegay inuu yahay suldaanka Beesha H/Gidir ee Jubbooyinka.

Afhayeenka Alshabaab ee dhinac howllgalalda ayaa beeniyay C/casiis Abuu Muscab warkii kasoo baxay Taliska AFRICOM oo lagu sheegay in ninka ladlay ka tirsanaa Saraakiisha Alshabaab. “Waa been aan sal iyo raad laheyn warka kasoo yeeray dowladda Mareykanka  ee ku saabsan in Suldaankii Beesha Habar Gidir ee ay ku dishay duleedka Jamaame uu ahaa sarkaal ka tirsan Alshabaab” ayuu yiri afhayeenka.

Wuxuu caddeynaynaa in qofka ay dileen Mareykanka uu ahaa Suldaan ka mida salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, laakiin waxaa la ogyahay in Alshabaab ay degaanadeeda kas maeysay nabadoono taabacsan oo qaarkood ay ka mid yihiin ama la shaqeeyaan.

Ad

Diyaarad Drone ah ayaa dulleedka degmada Jamaame ku dilay Suldaan Maxamed Cabaas Axmed Diirshe oo Alshabaab ku sheegeen inuu ahaa Suldaanka Beesha Habar Gidir ee Jubbooyinka.











Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON